Sveriges 100 mest populära podcasts

ALBAAQIYAT

ALBAAQIYAT

Podcast- kan albaqiyat waxaynu kaga hadli doonaa tabaha aynu ku noqon karno dad isku miisaama nolosha dambe iyo ta hada taagan, inagoo raacayna Quraanka iyo sunaha nabigeena suubanaa ( Calayhi salaatu wasalaam).

Prenumerera

iTunes / Overcast / RSS

Webbplats

anchor.fm/albaaqiyat

Avsnitt

SUGAHAA QALBIGA EP03:~Self Responsibility|Mas?uuliyada Nafta |

????? ??? ????? ?? ???? ????? ??? ???? ?????.

2024-04-28
Länk till avsnitt

SUGAHAA QALBIGA EP02 :~Straightness | Toosnaasho|

????? ?? ???? ?????? ??? ?????? ??? ???? ??? ???? ?????? ??? ?????? ??? ?????.

2024-04-26
Länk till avsnitt

SUGAHAA QALBIGA :~ EP01 | Self worth - Qiimaha Nafta |

Haddi aad taqaano qiimaha  naftaada , waxa lagaa sheegaa waxba kaa  yeeli maayaan . 


Amal abdillahi bade . 

2024-04-21
Länk till avsnitt

Season 6~EP12 : magaca Alle( Al-HAKIIM ) ???? ???? ??????

FIIDNIMO WANAAGSAN 
Xalqada manta waxaan kaga hadalayna magaca Alle ( Al - HAKIIM    ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur?aanka kaga jiro IWM 

Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 



Amal abdillahi badde 

2024-04-14
Länk till avsnitt

Season 6~EP11 : magaca Alle( Al-wahhab ) ???? ???? ??????

Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( Al wahhab   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur?aanka kaga jiro IWM 

Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 



Amal abdillahi badde 

2024-04-04
Länk till avsnitt

Season 6~EP10: magaca Alle ( Ar- rassaq) ??? ???? ????????

Maalin wanaagsan .  

Ramdaan mubarak ?

Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( ar-rassaq   ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur?aanka kaga jiro IWM 

Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 

2024-03-26
Länk till avsnitt

Season 6~EP09: magaca Alle ( AL xaliim )??? ???? ??????

Duhur wanaagsan

Ramdaan mubarak ?

Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al xaliim  ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur?aanka kaga jiro IWM 

Dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 

2024-03-19
Länk till avsnitt

Season 6~EP08: magaca Alle ( AL BASSIR )??? ???? ??????

Xalqada manta waxaan kaga hadalyaa magaca Alle ( al bassir ) waxaynu sharxaynaa magaca micnihiisa , sida uu nolosheena saamayn ugu yeelanayo inta meelood ee uu qur?aanka kaga jiro IWM 

Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa . 



Amal abdillahi badde 

2024-03-03
Länk till avsnitt

Season 6~EP07: magaca Alle ( AL FATTAX ) ??? ???? ????????

Manta waxaynu soo qaadanayna magac Alle
( alfataax ) 
Albabada khayrka oo uu Allah inoo fura waxay ina dhaxal siinaynsaa inaynu aduunka wanaag fara badan ku helno aakhirna janno ku kasbano . 

Ilasoo dhagaysta casharka  si aan magaca qiimaha leh iskula soo barano 

Amal abdillahi badde . 

2024-02-25
Länk till avsnitt

Season 6~EP06 : magaca Alle ( AL GHAFAAR ) ??? ???? ?????????

Fiidnimo wanaagsan 

Magaca aan qaadanayno casharkani waa magaca Alghafaar oo micnihiisu yahay dambi dhaaf badane . 

Inta aad casharkan ku kudo jirto waxaad baranaysaa casharo badan oo noloshada maalinla ah wax ka tara kuna caawiya waxaanad sii fahamaysaa xadiga ay leedahay naxariista ilaahay iyo dambi dhaafkiisu .

Ila soo dhagayso wixii aad ka baratana comment iigu reeb . 

Amal abdilaahi badde . 

2024-02-13
Länk till avsnitt

Season 6~EP05 : magaca Alle ( ARR-FIIQ ) ??? ???? ??????

Halqada cawa waxaan kaga hadli doonaa magaca Alle ee ( AR-FIIQ ) oo micnihiisu yahay ( dabacsanan) 

Waxaan ka hadli doona sida uu nolosheena usoo galayo uguna dabaqi karayno 

Dhagaysi wanaagsan . 

Amal abdilaahi bade 

2024-02-06
Länk till avsnitt

Season 6~EP04 : magaca Alle ( AL MALIK ) ??? ???? ?????

Magaca aynu maanta qadanynaa waa magaca Alle ee ( AL MALIK ) ( ????????) 

Waxaynu falan qayndoona sida uu nolosheena usoo galin karno waxanu sidoo kale fasiraynaa micnaha magaca iyo waxa looga jeedo sida aynu ugu ducaysan karno .


Dhagaysi wanaagsanban idiin rajyanaya . 

Amal abdillaahi bade . 

2024-01-28
Länk till avsnitt

Season 6~EP03 : magaca Alle ( ARRAB) ??? ???? ???????

Magaca Alle een manta isla baranayno waa
(ARRAB) ( ??????? ) 
 Waxaynu isla baraynaa micnaha looga jeedo magaca iyo sida aynu ilaahay ugu baryi karno . 
Inaad ka bogataan baan rajaynayaa . 

Amal abdilaahi bade . 

2024-01-21
Länk till avsnitt

Season 6~EP02: Fadliga iyo dheeradka ay leedahay in magacyada ilahaay labarto / ??? ????? ????? ???? ??????

Hordhacii 2aad ayaynu manatana isla dhagaysan doona 

Waxaynu sharaxaynaa fariqiga udhaxeeya ????? ? iyo ????  iyo sida ay magacayda barashadeedu cilmi farabadan iyo dheera badan  inoogu furfuri karto  marka aynu fahano 

Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynyaa . 

Amal abdilaahi bade 

2024-01-14
Länk till avsnitt

Season 6~EP01: Ahmiyada ay leedaahay in magacyada Alle labarto / ????? ????? ???? ?????? ?? ??????

Barashada magacyada ilaahay waa asalka cilmi kasta oo aduunkan yaal , waana asaaska ay noloshu ka saxanto , manta xalqadan waxa aynu kaga hadlaynaa ahmiyada iyo booska qiimaha leh ee magacyda ilaahay ku leeyihiin  diinteena suuban . 

Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajaynayaa . 

2024-01-07
Länk till avsnitt

Season 5~EP16: Dhalinyarta iyo cibaadada / Gunanadkii session 5

         MARTI : huda abdilaahi bade

Xalqada manta waxa iigu marti iigu ah walaashay huda oo aanu kawada hadalnay marxaladahaa kala duwan ee qofka dhalinyarta ah maro marka uu kujiro da?da (15-21) . 

Ka faaidaysi wanaagsanbaan idiin rajaynaya.   


2023-12-24
Länk till avsnitt

Season 5~EP15: Talo iyo dardaaran dhanka barbaarinta ah / ????? ???? ????? ?? ???????

                               GABAGABO 
 
 Cawa waxaan soo gabagabeyaay kalkii 5 oo ka hadalyaay barbaarinta carururta kasoo inoo soo socday mudo 3 bilood alhamdulillah .

Xalqada cawa aad ayay muhiim ugu tahay hooyo , inaan aan xaas ahayn , wiilasha aan guursan , aabo kasta oo caruur dhalay sifiican aynu iskula dhagaysano inshaAllah 

JasakumuAllahu khayraa 

2023-12-17
Länk till avsnitt

Season 5~EP14 : mushkiladaha ka imaada saaxibtinimada hablaha iyo inamada wakhtiga qaangaadhka / ??????? ???? ???? ?? ????? ??? ???????

Xalqada caawa waxaan kaga hadlaynaa xidhiidhada imaada walhtiga lagu gudo jiro qaangaadhinimada iyo saamynta ay kuyeelayo nolosha ilamaha ee danbe 
Sido kale waxaan ka hadlyanaa sidee aynu ugu caawin lahayn caruurta inay dhistaan xidhiidh saxiibtinimo oo wanaagsan .

Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajaynayaa 

2023-12-10
Länk till avsnitt

Season 5~EP13 : xidhiidhka ka dhaxeeya dhiirigalinta iyo qaan-gaadhnimada /??????? ??? ???????? ????????

Xalqada caawa waxaan kusii dhamaystiraynaa da?da ( 13-15) 
Waxaynu sii dhamaystraynaa uun labada qaybood ee ka hadhay ee kala ah 
1: waxa ugu muhiimsan ee ay tahay in lagu beero da?da .

2: waxa ugu khatarsan ee ay tahay in laga feejignaado marka ay caruurtu da?da .

Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanayaa

2023-12-03
Länk till avsnitt

Season 5~EP12: da?ada qaangaadhnimada iyo barbaarinta /??????? ?????????

Qaanfaadhnimo waa da?a ay waalidku kudhacan khaladad waa wayn ay keensatay fikirka khaldan ee aynu ka aaminay da?dan.
xalqada cawa waxa kaga hadalayaa ,

1; hordhaca oo ah sharaxaad guud oo marxaldan khuseeya
 ( ????? ???????? ?????? ??? ?????? ????????? )

2;  maxay tahay inaan sameeyo markuu ilmahaygu da?an soo galo 

3; afkaarta khaldan ee aynu aaminsanahay markuu ilmihu da?an kujiro

4; maxaa layga bahan yahay kawaalid ahaan inaan sameeyo .

Dhagaysi wanaagsan . 

2023-11-25
Länk till avsnitt

Season 5~EP11: Waydiimo khuseeya barbaarinta / ???? ????? ?? ???????

Xalqada manta kaga waxa aynu kusoo qaadnaynaa dhawr su?aalod oo igaga soo noqotay waalalaha barbaariyaasha ah ee ku xidhan taxanahan barbaarinta ka hadalayaa . 

Su?aalaha oo badan awadeed si aynu uga wada faaidaysano halkan ayaan manta qayb kamida kaga soo jawabay ee nala dhagayso.

Wixii su?aal ee aad qabatana waxaad igula soo wadaagi kartaan barta aan kuleyahay social media si aan ukala faidaysano . 

Dhagaysi wanaagsan ?

Amal abdilaahi bade 

2023-11-12
Länk till avsnitt

Season 5~EP10: Qaadida masuuliyadaha / handling responsibility/ ???? ?????????

Masuuliyada oo ilmahaa la bara 
waa qodobada ugu muhiimsan barbaarinta uguna mudan in wakhti, samir ,iyo kalsooni daryeel ku dheehan yahay lagu bixiyo 

Waxaad xalqadan  ka heli doontaa su?aalo kugu caawinayaa inaad ogaato in ilmahagu yahay mid udiyaarsan in uu qaado masuuliyadaha nolosha kusoo fooda leh .

Ila dhagayso oo aragtidada ilasoo wadaag hadii aad wuxun kaga baxaan .


Aad baan idinku mahad celinayaa .

Amal cabdilaahi bade 

2023-11-06
Länk till avsnitt

Season 5~EP9 barbaarinta iyo kala duwanashaha ( wiilasha - hablaha ) / ???? ????????

Manta waxa aynu uguda galayna marlxalad cusub oo aynu kaga hadalyno da?da (9-12) marka uu ilmuhu uu jiro iyo waxa uu ugu baahida badan yahay waxay tahay in lagu beero , iyo filashooyinka uu qabo markuu da?dan kujiro . 

Dhagaysi wanagsan ayaan idiin rajayanay 

2023-10-29
Länk till avsnitt

Season 5~EP8 cabirida dareemaha ilmaha / ??????? ?? ???????

Dareemuhu waa luuqad kamida luuqada ay bini adamku ku hadlaan ayna tahay in ilmaha lagu ababiyo wakhtiga uu yaryarahay .

:- waxa jira dhibaatooyin fara badan oo ka dhasha cabir la?anta dareemada oo qofka kusoo baxa marka uu waynaado si aynu taas ugu hortagno ayaynu xalqadan ku lafaguraynaa dareemaha iyo ahamiyada ay leeyihin . 

Dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya 

Amal abdilaahi bade 

2023-10-22
Länk till avsnitt

Season 5~EP7: kalsoonida iyo barbaarinta caruurta / ??? ????? ??? ??? ?????

Kalsoonidu waa tirarka ugu muhiimsan barbaarinta caruurta marka aynu ku gudo jirno 
Si aynu usoo saarno caruur dhan walba kadhisan oo nafsiyan badqaba waa inaan kobcinaa uun waxa uu Allah caruurta ku abuuray oo ah inay laso dhashaan kalsooni . 

Dhagaysi  wanagsan iyo ka faaidaysi fiicanbaan idiin rajyanayaa . 

2023-10-15
Länk till avsnitt

Season 5~EP:6; barbaarinta iyo salaada ??????? ???????

Salaadu waa tirka labaad ee  diinteena  macaan wanaa qodobada ugu muhiimsan  barbaarinta caruurta .
Xalqadan waxaan si faahfahsan uga hadlaynaa baahida ruuxiga ee ku abuuranta ilamaha marka la eegayo dhanka diinta iyo calamadaha kasoo if baxa ilmahaa marka uu soo galo da?an (7-9) 

Dhagaysi wanaagsan 

2023-10-01
Länk till avsnitt

Season 5~EP:5 ; barbaarinta iyo qur?anka ; ??????? ???????

Marxalda aynu hada kujirno oo ah  (4-6 ) waxyabhaa ugu muhiimsan  ee caruurta lagu beerinkaro quranka ayaa kaw ka ah 

Waxaynu kusoo qaadan doona xalqada manta 16 qodob oo inaga caawinayaa inaynu caruurta Qur?aanka ku xifdi siino . 

Dhagaysi wanaagsanbaan idiin rajayanaya 

2023-09-24
Länk till avsnitt

Season 5~EP:4 ; Badqab dareen / ????? ??????? ?????? ??? ?????

Luuqadu waa waxyabaha ugu mudan ee ay tahay in waalidku ay wakhti badan galiyaan ilmihu inta uu yaryahay waxaad xalqada mnata ka baran karaysa 

1; sidaad ku ogaan lahyd in ilamahagu dareen ahaan badqabo

2: sideed ilamahaga luuqadiisa hooyo ukobcin lahyd una sixi lahayd 

3; (4-6) baahiya ilmuhu uu qabo oo iyadna aan laba qodob kaga hadli doono .


Dhagaysi wanaagsan 

Amal abdilaahi bade 

2023-09-17
Länk till avsnitt

Season 5~EP:3 ; baahiya caruurta ; ???????? ?????

Xalqada manta waxa aynu kaga hadli doona dhawr qodob oo muhiim ah 


:. Baahiyaha ilamaha marka uu aadka uyaryahay sida jacaylka / naxariista / usamrida . 

:. Waxyabaha ah diintu jidasay ee ay mudan tahay in waalidku ilmaaha usameeyan marka uu dasho .

:.  Maashakilka ay leedahay mar xaladan (0-3) 
Iyo qababka loola tacaalo .

          Dhagaysi wanaagsan 


Amal abdilaahi bade 

2023-09-11
Länk till avsnitt

Season 5~EP:2 ; ????? ??????? /fahanka guud ee barbaarinta

Xalqada cawa waxaynu kaga hadlaynaa dhawr qodob oo muhiim ah 
1: fahanka guud ee barbaarinta .
2: marxalada ka horaysa waalidnimda
3: su?aalaha lamanaha aad rabto inaad nolol wadaag la noqotid aad waydiin kartid .
4: (0-3 ) baahiya ilmuhu uu leyahay badh kamida .

Intaaso qodob ayay koobsnaysa xalqada manta dhagaysi wanaagsan baan idiin rajaynayaa . 

2023-09-03
Länk till avsnitt

Season 5~EP:1 ; ?? ???????? / Waxaad beerataad guran

BISMILLAH ,

Xalqada uhoraysa ee kalkani waxaan kaga hadlaynaa baarinimada iyo xidhiidhka kala dhaxeeya toosida nolosha caruurta aynu korinayno , iyo sida ay samaayn baaladhn ugu yeelan karto mustaqbalkeena . 

Dhagaysi wanagsan .

Amal abdilaahi bade 

2023-08-26
Länk till avsnitt

Season 4~EP:10 ; Empathy/ Danqasho/ ??????? ????????

Dhamqasho waa ciwaanka xalqada manta ee ugu dambaysa kalkan ka bogo oo fahan muhiimada ay inoo leedahay sifadani 

2023-07-06
Länk till avsnitt

Season 4~EP:09 ;Omission/ ??????? ???????? / Isdhaafin

Waxa jira khaladaad badan oo si malinle ah aynu kala kulano bulshada inagu xeeran oo kalifta in aad kafalceliso taasina anay ufiicnayn caafimaadkeena maskaxeed iyo mid jidheedba 

sifadan manata aynu ka hadlayna waxay kugu caawinaysaa in aad mashaakil hor leh oo kugu dhici laaha dad badana aad isku waayi lahaydeen aad kagaa hortagto oo aad noqoto qof ilduufleh waxna diidaa oon dulmiga qaadan waxna dhaafi kaara 


Kagaa bogo xaqladan sifadan oo faahfasan 

Amal abdilaahi 

2023-07-02
Länk till avsnitt

Season 4~EP:08 ; Samafal iyo awood isugu gaynta khayrka/ ??????? ????????

Samafalku waa xirfadahaa ugu qiimaha badan ee kasbashadooda nolosha qofka wax wayn kusoo kordhiso aduunyo , aakhriba

Xalqadan waxaan ku eegayna sida loo kasabdo xirfada , faaidooyinka ay nolosheena uleedahay iyo samaynta ay kaga tagto qofka noloshiisa.

Amal Abdilaahi 

2023-06-18
Länk till avsnitt

Season 4~EP:07 ; Soo laabasho / ????? ?????? ?????? ??????

Aduunkan aynu noolnahay hadii aanu qanuuno uu ku kala socodo Allah udhigin kadibna aanu ina barin qaabka aynu ugu dhaqmayno qanuunada waxa imaan lahaa khalkhal fara badan oo dhanka nolosha ah 

Inaad ogtahay inay jirto meel aad unoqoto marka aad siibato ee aad samayso  wax kabaxsan wixii  laguu baneyaay dareenkaas ayaaba ah nimco kamida nimcooyinka maalinlaha ah ee aynaan oagayn .

Ila dhgayso xalaqadan si aan u ogaano xidhiidhka ka dhaxeeya soo laabashada,camalka wanaagsan, hanuunka . 

Amal abdillahi 

2023-06-11
Länk till avsnitt

Season 4~EP:06 ; Baadi doonki hanuunka / ????? ?? ???????

Sualaha ugu wa wayn ee aan iswaydiin jiray noloshyda ayaa waxa kow ka ahaa qofku miyuu noolan kara hanuunka rabi la?antii ! 
Sidee loo gaadhaa hanuunka ? 
Tubteen umaraa si aan ugaadho ? 

Suaalo iga wada dhex guuxayay oon jawaabtooda Qur?anka kariimka aan ka helay ayay ahayd ila dhgaysta xalqadan si aad wax igala ogaato mawduucan 

Amal cabdilaahi bade 

2023-06-04
Länk till avsnitt

Season 4~EP:05 ; / fursadaha nolosha / Opportunities / ??????? ?????

Waxa jira fursado maalinle ah oo nolosheena soomaraya se aynaan ahayn qaar ku baraarugsan ahmiyada ay inoo leeyihin amaba aynaan diyaar u ahayn wakhtiga ay fursado ina soo marayso 

Kaga bogo xalqadan fursadi waamaxay ? Maxaa ina dhaafiya janisyada iyo fursadahaa maalinlaaha ah ee ina soo marayaa ? 
Diinteena macaani maxay katidhi ahmiyada uu wakhtigu leyahay iyo qodobo kale oo xiiso leh 

Dhagaysi wanagsan 

Amal abdilaahi 

2023-05-28
Länk till avsnitt

Season 4~EP:04 ; / Badsasho / minimalism / ??????

Minimalism / ??? / ???? 

Waxasoo dhan waa ereyo iskuwasa dhaw oo sheegaya macno isku wada mid ah waxaana laga wada in uu qofku iska yarayeeyo ku xeeldheeraanshaha wax urursiga sida dharka lacagta waxyabaha guryhaa ladhigto iyo afkaarta aan waxba kugu soo kordhinayn iyo inaad ka suhdido aduunyada oo aad kunoolato nolol baasida hadana qiimo leh oo tayo kamuuqato 

Ila dhagayso xalqadan si aan ugu fahanto mawduucan si xeel dheer 

2023-05-21
Länk till avsnitt

Season 4~EP:03 ; XORNIMO DAREEMEED / ??????????? ????????

XORNIMOOY LAGU JECEL 
 Qofkasta oo inaga mid ah wuxuu jecel yahay inuu xor ahaado xor ka ahaado waxkasta oo dareemihiisa xidh xidhaya dabraya horumarkiisa iyo horusocdkiisa dib udhigaya hadaba si aad halkaa ugaadho oo aad unoqto qof dhinac walba ka xora oo cida kaliya  ee aad ubaahantahay ay Ilaahay  tahay dhgayso xalqadan oo qalin iyo book qaado fahan oo qalinka ku dabar waxaad u aragto inuu ku anfacayo natiijadana uu ku gaadhsiinayo 

Xornimo dareemed 

2023-05-14
Länk till avsnitt

Season 4~EP:02 ; Xuduud Nafeed / Healthy Boundaries



Nimcooyinka uu ilaahay inagu manaysatay ayay kamid tahay inuu ina siyaay awood nafeed  aynu ku kala xakamayn karno waxyabaha caqligeena soo galayaa , samanakan aynu hada noolnahayna waa mid qofka ku kalifaya inuu noqdo mid raba inuu wax kasta si dagdaga ku qabto hadii ayanaan ku baraarugina saamaynta ay nolosheena kuledahay waxaasi oynaan is badh qaban waxa k dhalan kara waxyabo badan oynaan mahadin 

Kagaa bogo xalqadan sidaad uyeelan laahyd xuduud nafeed 

BAADI DOON 2 

2023-05-07
Länk till avsnitt

Season 4~EP:01: Baadi doonkii farxada

Baadi  doon  ayaaynu ugu jirnaa inaynu kunolaano nolol farxad iyo rayrayn leh nolol dagan ,oo turxaan la?a , 
 midkeenba meelbuu isku  qaadaya  siduu uheli lahaa una gaadhi lahaa  farxadaas . 

ila dhagayso xalqadan  iskuna day inaad inuu bal wixii kaga baxa aad noloshaada kudabaqdo si baadi doonkaga suaalaha kaga soo noqonayaa aad jawaab ugu hesho . 

2023-04-30
Länk till avsnitt

Season 3~EP:06: MASALOOYIN KHUSEEYA SOONKA ( Dumarka )

Xalqadani waa suaalo soo noqnoqday oo khuseeya soonka iyo waxybahaa burinya waxaan kusoo ururiyaay su?aalo ay iswaydiinayaan hablo badan ,
waxaan ugu talo galay inay jawaab uhelaan suaalaha oo ay ugaadaan culimadu waxay ka idhaadeen waan raajyanayaa inaad ka faaidaysataan 

RAMADAN MUBRAAK 

2023-04-09
Länk till avsnitt

Season 3~EP:05: NOOLEEYIHI QALBIGA (????? ??????)

Digrigu waa cibaadoyinka samaynta baladhan nolosha qofka bini adamka kuleh ee nooleeya qofka qalbigiisa , ruuxdiisa iyo jidhkiisaba saamayntiisuna ay dagdag qofka noloshiisa uga muuqato 

Kaga bogo xalqadan faaidada digrigu uu leyahay . 

2023-04-03
Länk till avsnitt

?Season 3~EP:04: KHUSHUUCDA ?????? ?? ??????

Khushuucdu waxay kamid tahay cibaadooyinka qalbiga ah ee smaayn baladhan kuleh daganashaheen nafeed iyo teen ruuxigaa waxayna ubahanatahay barasho samir iyo dadaal joogta oo aynu galino si aynu ugu raaxaysano gudashada salaada iyo xaqiijinta hadafka wayn ee uu ALLAH  inoo  amray cibaadooyinka . 

Kaga bogo xalqadan sida aynu isu bari karno khushuucda iyo waxybaha inaga caawin kara . 

RAMDAAN MUBARAK 

2023-03-26
Länk till avsnitt

Season 3;Ep: 03;BISHII KHAYRKA ( ?? ???? ????? ?????? )

Maalmo kooban ayaa inooga dhiman bishii khayka bishii raxmada iyo naxariista , bishii isbadalka iyo guusha , hadiise aynaan garanyn sidaynu uga faaidysanano bishan khayrka badan leh way inagua dkanaysa in aynu xaqiijino waxbahaa kor ku xusan oo dhan kaga bogo xalqadan sidaad isugu diyaarin laahyd bisha ramdaan ugana faadiysan alahud khayrkaas oo dhan . 

2023-03-19
Länk till avsnitt

?Season 3~EP2: ISBADAL ( ?????? ???????? )

Isbadalku waa wax aynu dhamaan uwada bahanahay oo nolosheena samayn balaadhan kuleh waxa uuna imadaa marka uu qofku dareemo inuu baahi uqabo isbadalka hadaba kaga bogo xalqadan noocyada isbadalka , tiirarkisa , iyo qaybta lixaad kale ee uu Doonitaanku ka qaato qofka noloshiisa .
2023-03-05
Länk till avsnitt

Season 3~EP:01: NAF LA HADAL "?????? ????? "

Waxa jira waxyaabo badan oo Allah bini adamka kudhex abuuray oo ubahan hadana inuu isagu kashaqeeyo fahmo wakhti galiyo oo uu kala dhig dhigo , naftu waa nimcooyinka ugu waa wayn ee Allah bini adamka ku arsaaqay waxana tunka looga saray qof walba inuu isagu is furfuro oo uu isfahmo kadibna marka uu isku dhaadhaco ay isku caawiyan sidii ay hadafka way uwada xaqiijin lahaayen una gaadhi laahayeen maqsadka balaandhan ee aynu kuligeen uwada socono kagaa bogo xalqadan arimahaas faahfasan .
2023-02-26
Länk till avsnitt

Season 2~EP:04: UDUB DHEXAAD ?????? ???????? ??? ???????

Qoysku waa udub dhexaadka nolosha aadanaha ,waa halka ay kasoo alkumaan asaaska waxkasta oo wanaagsani ,waxaynu isla eegi xaquuqaha iyo waajibaadka ay isku leeyihin labada qof ee nolol wadaga ahi si ay inoogu fududato in midba mid kale xaqiisa ilaaliyo iskuna dayo inuu uga soo baxo sida ugu dhamayska tiran .
2023-02-19
Länk till avsnitt

Season 2~EP:03: "MIISAAMIDA MICNAHA DUMARNIMO ?

Xalqadan waxaan kaga hadli doona miisamida micnaha dumarnimo ay leedahaay shirkii ? CEDAW ? iyo waxybihi kasoo baxay maxaa diinta ka wafaqsan maxaase kasoo hor jeeda dhagaysi wanaagsan ayaan idiin rajayanaya .
2023-02-13
Länk till avsnitt

?Season 2~EP:02: CISIIGII ISLAMAKA

Xilqadan waxaan kusii kala dhig dhigodaana taarikhdii dumarku ay kujireen islaamka ka hor iyo siday isku badashay xuquuqaha dumarku heleen diinta marka ay timid .
2023-02-05
Länk till avsnitt
Hur lyssnar man på podcast?

En liten tjänst av I'm With Friends. Finns även på engelska.
Uppdateras med hjälp från iTunes.